Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ku soo qabtay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Guutada 16aad ee ciidanka Kumaandoska Somalia ee Danab ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ka  sameeyey degaano ay ku sugnaayeen Al-shabaab oo ka tirsan gobolka Bay. Buur-Heybe, Jiira-Koolow, durdurow, Saaxweyn & Yaq-Doomaar oo dhamaantood hoostaga degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay ayaa ka mid ah degaanada ay ka dhaceen howlgalada. Saraakiisha DANAB waxay sheegeen inay burburiyeen … Continue reading Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ku soo qabtay xubno ka tirsan Al-Shabaab